Hirgelinta Qorshaha Qaranka Carruurta KG Oo Laga Dah-furey Baraawe.

0
18

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Aqoon-is-weydaarsigan ayaa loo qabtey Ururada Bulshada Rayidka Degmada Baraawe kaasoo ku saabsan Hirgelinta Qorshaha Qaran Ee Caruurta KG oo ay wado diyaarintiisa Wasaarada Haweenka ayna soo qaban qaabisey Wasaaradda Haweenka Dowladda KG

Furitaanka Tababarka ayaa waxaa ka qeyb galay Madax ka tirsan Haweenka KG Maamulka Degmada Baraawe iyo Ururada Bulshada Rayidka iyadoona inta uu socdo lagu falanqeyn doono Hirgelinta Qorshaha Qaran Ee Caruurta KG Gudoomiyaha Degmada Baraawe Ahna Duqa Magaalada Cumar Cabdullaahi Maxamed Oo Towbarkaan Furey ayaa la dardaarmey ka qeyb galayaasha in ay ka faaideystaan Tababarka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here