Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qasriga madaxtootayada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wakiilka Qarammada Midoobay Uqaabilsan Soomaaliya Amp James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo howlo shaqo u yimid Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani