Xildhibaanada cusub Golaha Deegaanka Degmada Waajid Oo la dhaariyey.

0
7

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Degamada Waajid ee Gobolka Bakool oo maalmahaan ay ka socotey doorashada xubnaha golaha deegaanka Degmadaasi ayaa maanta la soo gebagabeeyey waxaana la doorteydhamaan xubnaha golaha deegaanka oo ah 21 xubnood

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha koonfur Galbeed Soomaaliya, wakiilo ka socdey hay,adaha KGS ka kaalmeynaya Arimaha doorashooyinka golayaasha deegaanka , Maamulka Gobolka Bakool iyo masuuliyiin kale aya goobjoog ka ahaa munaasabada dhaarinta xubnahaan

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here