Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ciidamada Ilaalada Xeebaha ee Maamulka Galmudug ayaa howlgallo amni oo qorsheysan ku qabtay dooni kalluumeysi sharci-darro ah ka wadday xeebaha gobolka Mudug, gaar ahaan deegaanka Afbarwaaqo.
Howlgalka oo uu hoggaaminayay Taliyaha Amniga Xeebaha Mudug, Dugul Cabdi Miciin, ayaa lagu soo qabtay doonidan oo laga leeyahay dalka Yemen, iyadoo la sheegay in ay si sharci-darro ah uga kalluumeysaneysay Biyaha Soomaaliya xilli aysan haysan wax oggolaansho ah.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday