Tababar ku sabsan Qorshaha Magaalooyinka Oo laga Dah-furey Baydhabo

0
19

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Tababarkan oo socon doona Mudo Sedex Maalin ah ayaa lagu baran doonaa Qorshaha Magaalooyinka iyo maaulka Dhulka iyo sidii loogu hortagi lahaa  dhibaatooyinka ka imaan kara in si qaldan loo dego Deegaanada Cusub sidoo kale in Bulshada laga Wacyigeliyo sida loo dego Goobaha Cusub si loo helo Wadooyin Muhiim u ah isku socodka dadka iyo gaadiidka

Maalmaha uu socdo Tababarka ayaa waxaa ka qeyb galaya Wasiiro ka tirsan Dowlada KG, quburo, Aqoonyahano iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Baydhabo, si ay wax badan uga ogaadaan ahmiyada Qorshaha Magaalooyinka iyo Maaulka Dhulka waxaana soo qaban qaabiyay Tababarka Wasaarada Howlaha Guud iyo Guriyeynta KG.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here