Qoysas Barakacayaal ku nool Deegaanka Lafoole Oo dalbadey in la Caawiyo

0
17

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Qoysaskan ku nool Deegaanka Lafoole ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa Xaalad Nolol Xumo wajahaya kuwaas oo gaaraya ku dhawaad kun qoys, kadib markii ay ka soo Barakeceen Degmada Awdheegle sababa Amni iyo mid Bani’aadanimo.

Xaaladan ayaa timid markii dagaalo, iyo abaaro ay ku dhinteen inta badan xoolihii ay qoysaskani ku Tiirsanaayeen,kuwaasi noloshoodu Maareyn jirey taasoo keentey in ay deegaankooda ka soo barakacaan si ay u raadsadaan nolol taa dhaanta

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here