Ardey la baratay Xirfado kala duwan Oo Xaflad Loogu qabtey Baydhabo

0
42

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan oo loogu soo xiraayey ku dhowaad 234 Qof oo Mudo baranaayey Xirfado kala duwan oo dhanka Farsamada Gacanta ah, sida Baabur wadista, Korontada, iyo Qeybo kale ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb-galay Wasiiro ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed, Ganacsatada kala duwan ee Koonfur Galbeed, Masuuliyiin kale oo kala duwan iyo Qeybaha Bulshada ee Magaalada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here