Shirka isku xirka Bahda Cadaaladda Puntland Oo Ka Furmay Boosaaso.

0
12

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Bosaaso ayaa waxaa lagu qabatay shirka isku xirka Bahda Cadaaladda Puntland iyo dhammaan Hay’adaha dowladda iyo kuwa aan dowliga aheyn ee ka howlgala Puntland, kaas oo ay soo qaban qaabisey Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta Puntland.

Shirkaan ayaa waxaa ka qayb galey dhammaan Hay’adaha Caddaaladda, Garsoorka iyo Amniga Puntland, Maxkamadaha, Booliska, Asluubta, Garsoor dhaqameedka, Culumada Diinta, Maamulka Gobalka iyo Degmada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here