Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadaani oo aheyd mid looga dabaaldegaayey Maalinta Dhaqaatiirta Xoolaha ee lagu qabtey magalad baydhabo ayaa waxaa goob joog ka ahaa maamulka degmada qaar ka mid ah dhaqatiirta ka howlga xaruumaha caafimaada Aqoonyahano qaar ka mid ah howlwadeenada wasarada xaananada Xoolaha Konfur galbee Haween Dhalinyaro iyo masuuliyiin kale.
Waxaana guud ahaanba dunida 26 April laga wada xusaa maalinta dhaqaatiirta xoolaha ayidoona ay midaasi u tahay dhiiragelin ay ka helaan qeybaha kala duwan ee bulshadooda.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir