Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubaland oo ay ugu horeeyaan Wasiirada Caafimaadka Howlaha Guud iyo gargaarka, Maamulka Degmada kismaayo ayaa xarig jaray xarun caafimaad oo laga hirgaliyey deegaanka Qam-Qaam, oo ku yaalla waqooyiga Magaalada Kismaayo.
Xaruntan cusub ayaa la filayaa inay wax ka beddesho baahiyaha caafimaad iyada Bulshada deegaanka Qam-Qaam iyo tuulooyinka ku xeeran ay muddo dheer sugayay helitaanka adeeg caafimaad oo tayo leh.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady