Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Kooxaha Real Madrid Iyo Barcelona ayaa isaga hor iman doona kulan adag oo ka tirsan Final-ka Copa del Rey-ga.
Labada kooxood ayaa ku dagaalami doona koobka iyaga mid walba doonayo in uu kor u qaado koobka xilli ciyaareedkan.
Labada waxa ka maqnaan doona ama halis ugu jira in ay ka maqnaadaan xiddigo badan oo muhiim ah oo kooxda 1-aad ah.
Xiddigo badan ayuu shaki ku jiraa taam ahaanshohooda sabab la xidhiidha dhaawacyo kala duwan.
Xiddiga Lewandowski ayaa haatanba la xaqiijiyay in uu seegi doono kulanka sabab la xidhiidha.
Halkan kaga bogo xiddigaha halista ugu jira in ay seegaan kulanka