Ardey baratay Maadooyin kala duwan Oo Shahaada lagu gudoonsiiyey Baydhabo.

0
40

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan Ardeydan lagu gudoonsiinayay Shahaadada ayaa ah Dufcadii labaad ee ka aflaxda Macahadka Tawakal Educational College waxaana ka soo qeyb galay bahda Waxbarashada aqoonyahano Waalidiin Gudoonka Waxbarashada Degmada Baydhabo Ardeyda iyo Marti sharaf kale.

Ardeydan ka Aflaxdey Macahadka Tawakal Educational College ayaa waxay barteen maadooyin kala duwan oo kor u qaadaya aqoontooda islamarkaana Mustaqbalkooda Anfaacaya iyadoona Munaasabada laga jeediyey hadalo Ardeyda lagu dhiiri gelinaayay.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here