Kulan Looga hadlay Doorka Haweenka Arimaha Nabada Oo Baydhabo lagu qabtey

0
10

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ururka Haweenka Degmada Baydhabo oo soo qaban qaabiyeen kulan loogu hadlayey doorka Haweenka Arrimaha Bulshada iyo ka-qeyb qadashada Nabada iyo Amniga Magalada ayaa lagu qabtey Magaalada Baydhabo.

Wasiirka Kuxigeenka Wasaarada Haweenka Dowlada Koonfurgalbeed, Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshada Degmada,Gudoomiyaha Haweenka Gobalka , Gudoomiyaha dhalanyarada, Hooyooyinka iyo Bulshada Qeybahooda kala duban Ayaa ka qeybgalay kulanka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here