Mashruuc Haween Xirfado lagu barayo Oo laga Daah-furay Kismaayo

0
11

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha bulshada Dowladda Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa Magaalada kismaayo ka daah-furtey Mashruuc ay ka faa’ideysan doonaan ilaa 450 qoysas danyar Haween ah.

Daag-furka Mashruuca ayaa waxaa ka qeyb-galay Masuuliyiin ka kala wada tirsan Wasaaradaha Qorsheynta, Waxbarashada, Ganacsiga, Xildhibaano, Maamulka Gobolka, Kan degmada Kismaayo iyo Hay’adda Barakacyaasha Qaxootigga Jubbaland.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here