Wadooyin Cusub Oo laga hirgelinayo Magaalada Baraawe

0
41

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Maamulka Degmada Baraawe ayaa bilaabay qorshe lagu furaayo wadooyin cusub oo ay yeelato magaalada baraawe si loo helo baraawe cusub waxaana howshaaan fulinaya maamulka Degmada oo shacabka kaashanaya

Wadooyinkaan dib loo furaayo ayaa waxaa ay hada noqon doonaa kuwo dayactir iyo dib u dhis lagu bilaabi doono mudo 35 sano ah ka dib sida maamulka degmada baraawe uu sheegey

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here