Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Ardaydan baratey Wadista diyaaradaha ayaa Xarunta Gemetecs lagu gudoonsiiyay Agab Waxbarasho oo la xariira duulimaadyada iyadoona sameeyey tijaabadooda ugu horeysay ee duulimaada, iyadoona loogu tala galay in ay ka shaqeeyaan diyaaradaha Soomaaliya, sida Kuwa Ciidamada iyo Soomaali Airweys markay dib loo soo howgaliyo
Goobta Ardeydan Agabka lagu gudoonsiinayay ayaa waxaa Goobjoog ahaa Maamulka Xarunta Gemetecs Macalimiinta tababareysay Ardeyda iyo quburo kale si loo qiimeeyo heerka fahamkooda uu gaarsiisan yahay
Warkung Waliba nig haate Rahmy Salaad Abdyllahi