Hirgalinta Siyaasadda Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayidka Oo la dah-furey

0
6

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xafladda Daah-furka Hirgalinta Siyaasadda Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayadka Dowladda Islamarkaana uusoo diyaariyay Guddiga Qaranka Ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda Soomaaliya ayaa Maanta lagu soo Bandhigtay Magaaladda Muqdisho

Xaflada waxaa goobjoog ka ahaa Wasiiro Xildhibaano iyo masuuliyiin ka socdey hay,adaha caalamiga ah ee Soomaaliya Kaalmeeya waxaana si qoto dheer looga hadley Siyaasadda Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayadka Dowladda

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here