Bulshada Deegaanka Wara Dhuumaleh Degmada Maxaas Oo isku tashi ku dhisanaya Xarunta Maamulka.

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Deegaanka Wara Dhuumaleh oo hoos yimada Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa Bulshadiisu waxey Bilaawdey dhismo Cusub oo ah Xarunta Maamulka ee deegaankaas.

Dhismaha Xaruuntan Oo uu ku shaqeeyn doono Maamulka deegaanka ayaa waxaa iska kaashanya Bulshada Deegaanka iyo dadka kuwa ku sugan dalka iyo dibadiisa ee ka soo jeeda Deegaanka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here