Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Hilibka Geela Oo ay si maalinle ah ay u isticmaalaan, cunistiisana ugu badantahay Bulshada Soomaaliyeed ayaa waxaa sare u kacey Qiimaha lagu iibiyo Guud ahaa Suuqyada lagu iibiyo hilibka ee Dalka.
Xiligii hore ayaa waxaa Kiiladii Hilibka Geela ah la siin jirey lacaq gaareysa $4 Doolar halka Xiligan la kala siisanaayo $7.5 ilaa iyo $8 , taas oo saaameyn weyn ku leh Bulshada oo hab isticmaalkiisa ku kala duwan yihiin.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday