kulun loogu hadlaayey Qoondada Haweenka Golaha Deegaanka Oo Lagu Qabtay Degmada Waajid

0
5

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Kulumadaani oo ahaa kuwa looga arinsanaayey doorka ay Haweenka ku leeyihin Qoondad haweenk ee xildhibaanada golaha degaanka ee degmada waajid iyo sidii looga wada shaqeyn lahaa Amaanka Bulshada magalada dib u dhiska dowlada iyo adeegyada muhiimka u ah degaanka.

Waxaana kulanka goob joog ka ahaa odoyaasha dhaqanka maamulka degamada masulinta wasarada haween iyo qeybaha kale ee bulshada.
Uga horeyn qaar ka mid ah Odyaasha qeybta ka ahaa Kulanka ayaa ka hadleen sida ay muhiim u tahay in dumarka la soo dowrkooda.

Warkung Waliba nig haate Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here