Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) 30 sano kadib maanta waxaa la dhagax dhigay dhismaha xarunta gurmadka deg degga ah ee Isbitaalka Laansaleeti ee magaalada Muqdisho kaasi oo bahda caafimaadka dalka ay sheegeen in dhismahiis ay wax badan ka bedeli doonto baahida caafimaadka
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani