Ololaha Wacyigelinta Dhireynta Dugsiyada Oo Laga Bilaabay Magaalada Boosaaso.

0
8

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Iskuulada Magaalada boosaaso ayaa waxaa laga bilaaweyn Todobaadka Wacyigelinta Dhireynta Degaanada Puntland taasi oo looga gun leeyahay sidii loo heli lahaa degaano wada Cagaaran Maadama Dhirta ka qeyb qaatada bilicida iyo Cilimada degaanka.

Waxaana ololaha wacyigelinta Todobaadka dhireynta daahfurey Isuduwaha Wasarada Degaanka daaqa Iyo Isbedlka Cimilada Dowlada Puntland ee Gobolka Bari oo ay weheliyaan Gudoomiyaasha Xaafadaha Magalada Iyo Masuuliyiin kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here