Barakacayaasha Degmada Wanlaweyn Oo Saameyn ku yeelatey Roobabka da,ay

0
19

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kadib Markii Roob Xoogan ka da,ay Degmada Wanlaweyn maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa Saameyn ku yeelatey Bulshada danyarta ah gaar ahaan Kuwa Barakacayaasha ah ee ku jira Guri ka sameysan Xooshoda Baakad Baco iyo Tiirar aan adkeyn islamarkaana Celin Karin hadii uu Roobku yahay mid Xoogan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here