Arday Ka Aflaxdey Iskuulka Imam Al-kisa’i Oo Xaflad Loogu qabtey Boosaaso.

0
24

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan oo ahyed Mid lagu maamuusayey Aredy baratay Qur’aanka kariimka ee Qoolka Eebbe sidookale lagu sogootinayey ardey ka gudbeysa Galaaska Fasalka 8aad ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Boosaaso.

Munaasabadan oo soo qaban-qaabiyey Maamulka Iskuulka Imam Al-Kisa’i ayaa waxaa ka qeyb-galay, Bahda Waxbarashada Magaalada Boosaaso, Macalamiin, Waaladiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here