Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Agaasimaha Waaxda Caafimaadka iyo Nadaafadda Dowladda Hoose ee Baydhabo oo Xafiiskiisi Warbaahinta kula hadlay ayaa waxaa ka soo qeyb galay Milkiilayaasha Hoteelada iyo kawaanada lagu ibiyo hiliibka ee ku yaalla Magaalada Baydhabo kaas oo looga hadlay sidii shaqaalaha u qaadan lahaayeen Kaarka Caafimaadka
Kulanka ayaa inta uu socdey loogu doodey Muhiimada ay leedahay in Bulshada qaataan Kaarka Caafimaadka si loogu hortago qatarta Cudurada Faafa gaar ahaan kuwa shaqaalaha gaar ahaan Tima jarayaasha halkaas oo ah meelaha ay Bulshada si joogta ah u isticmaasha
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi