Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Guddomiye ku-xigeenka Arimah Bulshada Degmada Wanlaweyn oo uu Wehliyo Agaasimaha Waaxda Nadaafadda Degmada ayaa kormeer ku sameeyay Buundooyinka iyo Biyo Mareennada Magaalada oo ay ka socdeen Olole Nadafadeed Bilicda Magaalada dib loogu soo celinayo xilli si toos ah loo guda galey Xili Roobaadka Gu’ga.
Agaasimaha Waaxda Nadaafada Degmada Wanlaweyn Maxamed Shariif Muxudiin ayaa ka hadlay Muhiimada ay leedahay Nadaafada Bilicda Magaalada dib loogu soo celinayo
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi