Taalo Casri ah Oo laga hirgelinayo Magaalada Baydhabo

0
64

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Shacabka ayaa aragtidooda ka dhiibtey isbedel lagu sameeyey taaladii horey ugu taaley bartamaha magaalada ee loo yaqaaney Afar irdoodka

Dhismaha cusub ee taladaan ayaa ka duwan midii hore oo aheyd mid ku dhextaaley halka ay iska galaan wadooyinka, halka mida cusub ay tahay mid u sameysan Sedax goosood garbaha kula jirta sedax wado

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here