Galmudug Oo bogaadisay hirgelinta Goobaha Carruurta wax lagu baro.

0
21

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wafdi uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda arimaha gudaha faderaalka iyo dib U heeshinta dowlada Galmudug oo ay waheliyaan Wasiiro dowlaha wasaaradda iyo gudoomiyaha jamciyada Al-furqaan ayaa booqasho ku tagay dhismaha xarunta daarta Imaam Al-shaafici oo ka socda duleedka bari ee degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here