Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada Koofur Galbeed Somalia Mudane Mohamed Hassan Faqi ayaa kulan la qaatey shaqaalaha wasaarada wuxuuna warbixin ka dhegeystey agaasimaha guud ee wasaarada iyo qaar ka mid ah Agaasime waaxeedyada Wasaarada
Inta uu kulanka socdey waxaa looga hadley shaqooyinka muhiimka ah ee wasaarada sidii loosii joogteyn lahaa isla markaana dhamaan shaqaalaha ay ku dadaalaan gudashada waajibaadkooda shaqo.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani