Kulan Looga hadlay Dardargelinta Adeegyada Caafimaadka Oo ka dhacay Baydhabo.

0
47

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo ku saabsanaa Is-xog wareeysi iyo Dardargelinta Adeegyada Caafimaadka ayaa waxaa uu u dhaxeeyay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Koonfur Galbeed iyo Shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka.

Kulanka oo Shir Gudoomiyay wasiirka kana qeyb-galay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Dhammaan shaqaalaha Xafiiska dhaxe ee Wasaaradda Caafimaadka ayaa Warbixin looga ka dhageystay Agaasimaha guud iyo qaar kamid ah Agaasime waaxeedyada Wasaaradda.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here