Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kadib Markii Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Horumarinta Reer Miyiga,Ee Soomaaliland soo saartey Amar lagu Mamnuucayo in Xoolaha lagu qalo meel ka baxsan Kawaanada sharciga ah ee ay joogaan Shaqaalaha Caafimaadka Xoolaha si ay u illaaliyaan Fayo-dhowrka Xoolaha la gawracayo.
Si loo dhaqan geliyo Amarkaas ayaa dadka Xoolaha ku qala meel ka baxsan Kawaanada Sharciga ah loo qabtey in Mudo Todobaad ah ay arintaas ku joojiyaan oo ay ku diyaarsadaan sidii goobo sharci ahna ku qalaan Xoolaha hadii aysan fulin Amarkaasna ay la kulmi doonaan Ganax adag
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi