Dhalinyarada KG Oo lagu bogaadiyey Doorkooda Horumarinta Amniga

0
12

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) laamaha amaanka Degmada Baydhabo ayaa kulan loogu mahadcelinaayey Dhalinyarada Xaafadaha Doorkooda la shaqeynta laamaha amniga Bishii Ramadaan kula qaatey xarunta wasaarada Amniga Koonfur galbeed Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya , Wasiir kuxigeenka Wasaarada laamaha Amniga iyo Maamulka Degmada Baydhabo aya kulanka goobjoog ka ahaa

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here