Kulan Wadatashi ku saabsan Dib-uheshiisiinta Oo laga Dah-furey Muqdisho

0
77

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Muqdisho waxaaa si rasmi ah u furmey kulan wadatashiga ah oo lagu falanqeynayay istiraatijiyadda dib-u-heshiisiinta iyo is-dhexgalka bulshada, Kulankan oo ay soo qabanqaabisay Waaxda Qorsheynta Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiin, odayaal dhaqameed, haween, dhalinyaro iyo qeybaha kale ee bulshada, Kulankani wuxuu qeyb ka yahay dadaallada maamulka gobolka ee lagu xoojinayo wada shaqeynta iyo nabadeynta bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here