Olole Nadaafadeed Oo laga Sameeyey Kanaalada Biyo Mareenada Magaalada Baydhabo

0
15

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Ololahan lagu Nadiifinayo Wadooyinka Magaalada Baydhabo ayaa waxaa Hogaaminayey kooxda Waaxda Fayadhowrka ayaa laga Sameeyey Marshabiyeedyada iyo Kanaalada ay biyaha maraan Magaalada maadama la galay Xili roobaadka biyahana ay u helaan meel ay maraan islamarkaana loo soo celiya bilcda Magaalada Baydhabo.

Saciid C/llaahi Maxamed oo ka mid ah Kooxda Waaxda Fayadhowrka Degmada Baydhabo ayaa faah faahin ka bixiyay Ololaha Nadaafadda Waddooyinka Baydhabo iyo sida ay muhiim u tahay ilaalinta nadaafadda si looga hortago cudurrada ka dhastaa xilliyada roobabka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here