Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug waxey ka mid ah tahay Deegaanada aan in mudo ah gaarin Adeegyada waxbarshada iyadoo ay Saameyn ku yeelatey Bulshada halkaasi ku nool, balse tan iyo markii ay Dowlada Soomaaliya Degmada gaartey ayaa waxaa dib loo furey iskuulka Suulnuuge inkastoo uusan ahayn mid baahida dadka ku filneyn
Mas’uuliyiin uu ka mid yahay Xildhibaan Abdulaahi Maxamuud Yaasin Farey ayaa waxey booqasho indha indheen ah ku sameeyeen qeybaha kala duwan ee Xaruumaha Waxbarshada uu ka mid yahay iskuulka Suulnuuge ee Degmada Xarardheer si wax loogu qabtey baahiyaadka ka jira iskuulka
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir