Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Suuqa Godey oo ah kan ugu weyn ee lagu iibiyo Cunooyinka dalagyada ka soo baxa dalka ayaa waxaa laga dareemayaa kor u kac qiimaha badarka kadib markii suuqyada ay soo wajahdey badar yari maadama dalka uusan ka soo go,in dalag ku filan roobabkii la waayey dartii.
Waxyaabaha kor ukac ku yimid ayaa waxa kamid ah sida masaggada, Digirta, Galayda oo ka soo go’da Beeraha Gobolka Baay, balse haatan uu yaraadey inta ka soo baxdeyna qaarkood loo iib geeyey Gobolada kale ee dalka
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi