Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Jubbaland oo kaa shaneysa dowlada hoose ee degmada kismaayo ayaa tababar ku saabsan caafimaadka u qabatay Gudoomiyeyaasha Xaafadaha Degmada Kismaayo.
Tababarkaan ayaa ujeedkiisu yahay diiwaangalinta xarumaha caafimaadka gaarka loo leeyhaya ee u yaala xaafadaha kismaayo waxaana diiwaangalintaan loo diyaarieyey saraakiil caafimaad iyo gudi ka socdo xaafadaha kismaayo
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani