Tababar ku saabsan dib u eegista Manhajka Waxbarashada Oo ka Furmey Hargeysa

0
64

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkan ayaa inta uu socdo looga hadli doonaa Manhajka Waxbarashada Dugsiyada Hoose iyo Dhexe Ee Soomaaliland sidii ay ka qeyb galayaasha wax looga fahamsiin lahaa waxyaabaha uu Manhajka ku qoran yahay

Kulanka Tababarka ayaa waxaa ka soo qeyb galay quburo kala duwan ee Arimaha Waxbarashada ku xeel dheer Macalimiinta Goobaha Waxbarashada iyo Hey’addaha si loo dhageysto afkaartooda islamarkaana ayaguna ay wax badan uga ogaadaan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here