Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qoysas Barakac ku ah Kaam ku yaala Degaanka lafoole oo 6 km u jirtaa Degamda Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ka Cabanayaan musuq, ku waas oo Mudo Sadex Sano ah degan Halkaas.
Inka badan Sadex Boqol oo Qoys oo Barakac ku ah Kaamkan ku yaala Degaanka lafoole ayaa sheegay in yasan wax Gargaar Bani’aadanimo ah ka helin intii ay deganaayeen kaamkan Hay’adaha ka howlgala Deegaannada Gobolka Shabeelaha hoose.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday