Amaro Laga soo saarey Qashinka Lagu Shubo Wadooyinka Afgooye.

0
55

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kadib markii Degmada Afgooye ku soo bateen Qashinka lagu shubayo wadooyinka kuwaas oo saameyn Caafimaad ka dhalatay iyo Nadaafad daro bahsan Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa Amaro Culus kasoo Saaray Gaadiidka Qashinka kasoo Qaada Muqdisho hadan keena Duleedka Degmada Afgooye.

Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here