Suuqyada Baydhabo Oo laga dareemayo u diyaar garowga Ciida

0
36

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)  Iyadoo ay Maalmo kooban ka harsantahay Maalmaha Ciidul Fidriga ayaa waxaa Magaalada Baydhabo laga dareemayaa Mashquul badan oo dadku ugu diyaar garoobayaan Munaasabada Ciida Goobaha Mashquulka ugu badan laga dareemayo ayaa waxaa kamid ah Carwooyinka Foornooyinka Buskudka lagu dubo iyo Suuqyada Magaalada kuwaas dadka si yaaba kala duwan ugu dukaameysanaya

Marka aad dhax socotidBaratamaha Magaalada waxaa ishaadu qabaneysaa dad si raxan raxan u socda kuwa kuwa kali kale u socda haba ugu badnaatee Xiliga Habeenkii si ay u soo Dukaameystaan ayaga iyo Carruurtooda Maalmaha Ciida oo ah Maalin umada Muslimka ah ku weyn.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here