Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Marka la gaaro Bisha Ramadaan Haweenku ayaa ah kuwa ugu nugul ee Saameyn ku reeba gaar ahaan kuwa Uureyda hab difaacooda oo aad yaraada taasoo keenta in ay ku adkaato in ay si dhameystiran u soomaan qaarkoodna ay iyagoo waajibkooda gudanaya ay dhibaata badan la kulmaya.
Hadaba sidee Haweenka Uureyda isku dheeli tiraan Soomida iyo uurka ay sidaan maxay tahay Saameynta ugu badan ay la kulmaan inta Ramadaanka lagu gudo jiro.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi