Tartan Qur’aanka Kariimka oo laga Daah-furay Degmada Balcad

0
69

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Balcad ayaa Dah-furey Munaasabada Tartanka Qur’aanka Kariimka oo ay ka qeyb galayaan in ka badan 40 Ardey oo isuga jirta Gabdho iyo Wiilal Waxaana Tartankani uu yahay midkii labaad ee lagu qabto Degmada.

Waxaana Munasabada Goob joog ka ahaa waalidiin, Culumo, Macalamiin, Odayaasha dhaqan,Mas’uuliyiinta Maamulka Degmada iyo Marti Sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here