Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xarunta Agoonta Laascaanood ayaa Qeybta Koowaad ee Ciidsiinta ka farxisay 150 Agoon iyada oo ay gacan ka geysteen dad Muxsiniin ah oo bixiyey dharka Ciidda si Carruurtu ugu damaashaadaan Maalinta Farxada leh.
Intii ay Munaasabadda socotay,waxaa halkaas looga duceeyey dadkii ka qeyb qaatay Ciidsiinta Agoonta iyada oo Carruurtii la siiyay dharka iyo agabka Ciida ay Muujiyeen Farxadooda.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir