Qoysas danyar ah Oo ka Faa’ideystey Deeq Raashin loogu qeybiyey Baydhabo

0
10

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Markale ayaa deeq Raashiin ah oo ka timid Boqorotooyada Sacuudi Carabiya waxaa loo qeybiyey 1,200 oo qoys oo danyer ah oo ku jira Kaamamka Baydhabo kuwaasi oo loogu talagaley in ay ku afuraan dadka danya yer

Raashiinkaan oo iskugu jirey Bur , Bariis , Sonkor iyo salaad ayaa dadkii la gaarsiiyey waxaa ay uga mahadceliyeen hay’ada Boqor Salmaan oo dadka masaakiinta ah uga talagashey in ay ku soomaan Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here