Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kadib Markii Todobaadkii hore Degmada Wanlaweyn ka bilowdey dhismaha Isbitaalka Guud Ee Degmada kaas oo lagu dhisayo si isku tashi ah oo iska kaa shanaya Bulshada qeybaheeda kala duwan ee ku nool dalka iyo dibadiisa maadama aysan Degmadu lahayn isbitaal baahida loo qabana ay badan tahay
Gudiga Gacanta ku hayo Dhismaha Hospitalka Guud ee Degamada Wanlaweyn ayaa ka warbixiyey halka uu maraayo dhismaha Isbitaalka Guud ee Degmada Wanlaweyn dhanka kale Gudiga ayaa fariin u direy Bulshada Degmada iyo Qurbo Jookta ka soo jeeda Degmada in ey soo Garab istaagan Dhismaha Hospitalka Guud ee Degmada.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady