Wajiga Koowaad Wadada laamiga Gaalkacyo Oo la dhagax dhigey

0
63

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Gaalkacyo oo ay wehlinayaan Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degamda Ganacsato Iyo dhaqaatiir ayaa si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha wadada ee isbitaalka Shifo Wadadan oo cabirkeedu dhan yahay 257 mitir ayaa ah wado halbowle ah isla markaasina muhiim u ah dadweynaha iyada oo dhismaheeda lagu fulinayo isku-tasho oo ka imaanaya Dowladda Hoose iyo ganacsatada deegaanka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here