Dhismaha Wadooyin Interlock ah Oo Laga dhagax dhigey Degmada Waaberi

0
77

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhismaha Tabankan wado oo interlock ah oo laga hirgelinaayo Degmad Waabari ayaa waxaa si wadajir ah u dhagax dhigeen Maamulka Gobolka Banaadir iyo kan Degmada kuwaas isku xera jidadka Xaafadaha iyo kuwa Laamiyada si loo fududeeyo isku socodka dadka iyo Gaadiidka

Munaasabada dhagax dhiga ayaa Waxaa goob joog ahaa Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobalka Banaadir iyo qaar kamid ah Bulshada Degmada waabari ugu horeyn ayaa waxaa goobta ka hadlay Guddoomiyaha Waaberi Maxamed Sayid Cali Isagoo sharaxay Wadooyinka la dhisayo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here