Gawaari ay soo iibsatey Dowlada Hoose Gabiley Oo la soo Bandhigey

0
56

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gaadiidka ay soo iibsatey Dowlada Hoose ee Degmada Gabiley ayaa loogu tala galay in lagu dhiso Wadooyinka sida Cagaf Cagafyo Iskurogayaal iyo Gawaari kale si Bulshada loogu adeego Maadama ay tahay Canshuurta ayaga laga qaadey

Munaasabada lagu soo Bandhigaayey Gawaariga Dowlada Hoose Gabiley soo iibsatey ayaa waxaa Goobjoog ahaa Odoyaal, Ganacsato, Xilibaano, Maamulka Degmada iyo kan Gobolka Gabiley iyadoona halkaasi looga hadlay ahmiyada ay leedahay in Dowladaha Hoose Bulshada si hufan uga adeegaan

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here