Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) 1,200 oo qoys oo danyer ah oo lagasoo xuley kaamamka iyo xaafadaha Magaalada Baydhabo ayaa ka faaiideystey deeq Raashiin ah oo ka timid Boqorotooyada Sacuudi Carabiya kuwaasi oo loogu talagaley in ay ku afuraan dadka danya yer
Raashiinkaan oo iskugu jirey Bur , Bariis , Sonkor iyo salaad ayaa dadkii la gaarsiiyey waxaa ay uga mahadceliyeen hay’ada Boqor Salmaan oo dadka masaakiinta ah uga talagashey in ay ku soomaan Bisha Barakeysan ee ramadaan.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani